Soomaaligii ugu horeeyay oo duq magaalo ka noqday magaalo kutaalo dalka Ingiriiska

0
175

Magid Magid oo ah 28 sano jir soomaali ah ayaa loo doortay duqa magaalada Sheffield U.K, wuxuuna noqonayaa qofkii ugu horeeyay ee asal ahaan soomaali ah oo duq magaalo ka noqday magaalo kutaal wadankaas.

Magid ayaa isaga oo shan sano jir ah qoxootinimo ku oo galay magaalada uu hada ka noqday duqa magaalada. Isaga oo hada noqday duqii 122 oo ay magaaladaas yeelato.

Magid ayaa warbaahinta u sheegay in noqoshadiisa duqa magaaladaas uu rajeynayo inay guubaabo iyo dhiirigalin u noqoto dadka asalkooda soo galootiga yahay ee kunool magaaladaas iyo guud ahaan dalka U.K

Xigasho/kilde: BBC.COM

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments