Daawo doodan: Ap oo Frp ku eedeynayo inay u dabacsanyihiin soo galootiga!

0
185
Foto: Skjermpdump/VGTV

Labadii sano ee ugu danbeysay wuxuu isbadal muuqdo ku yimid siyaasada xisbiga Ap ee dhanka soo galootiga, iyaga oo aad moodo iney usii socdaan dhanka midigta. Mararka qaar waxeyba dhaafaan xisbiga Frp oo lagu tiriyo xagjir dhinaca soo galootiga ah.

Daawo doodan(hoos) dhexmartay afhayeenka xisbiga Ap ee arimaha soo galootiga Masud Gharahkhani oo asal ahaan Iiraani ah, iyo Jon Helgheim oo ah afhayeenka arimaha soo galootiga ee FRP. Masud oo Ap katirsan ayaa Frp ku eedeynayo inay u dabacsanyihiin soo galootiga.

Halkan ka daawo dooda VGTV

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments