Egal Transport: Qiime ka bilowdo 299 Kr´ ayaan alaabta ku qaadnaa Oslo.

0
101

Egal Transport og logistikk: 

Mala socotaa in Oslo gudaheeda uu qiimaheenu ka bilowdo 299, waxaana rabnaa inaan qiimaha ugu jaban kuugu adeegno. Waxyaabaha aan lacagtaas raqiiska ah kaaga caawin karno waxaa kamid ah

  1. Caawinaada guuritaanka guryaha ee qoysaska, Oslo iyo nawaaxigeeda oo dhan.

  2. Hadii ay jirto heyád dowlada ah oo kaa caawineyso qarashaadka guuritaanka, waxaan u diri karnaa Faktura, maadaama aan qaab sharci ah ku shaqeyno.

  3. Caawinaada joogtada ah oo leh qiimo go´an, sida adeega maqaayahada, mehradaha, xafiisyada iyo dukaamada.

  4. Alaabaha aad ka gadatay internetka ee Oslo ama meel ka baxsan laga soo qaadayo.

  5. Adeegyada nadaafada iyo kala hagaajinta guryaha laga guuray, waxaana kuugu qaban karnaa qiimo-jaban, si aad uga badbaado ganaax lacageed oo kumanaan kun ah.

Hadii aad wax su aal ah ka qabtid adeegyada aan qabano, ama aad rabtid inaad nala soo xiriirto, fadlan naga soo wac: 40241783 (SHARMARKA eGAL)

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments