XYS: Kidzcorner AS: Ma tahay waalid ka fakaraya farxad ubadkiisa?

0
107

Ma leedahay caruur? Ma tahay waalid ka fakaraya farxada iyo niyad samida ilmahiisa: Dukaanka onlinke-ka ah ee Kidzcorner, waxa uu kuu hayaa agabyada iyo waxyaabaha ay caruurtu ku ciyaaraan oo aad ku heleyso qiimo raqiis ah.

Dukaankan ayaa ah mid cusub, wuxuuna 50-ka qof ee ugu horeeya siinayaa qiimo-dhimis dhan ilaa 100 kr, waa hadii gadato alaab la iibiyo 200 kr iyo ka badan. Qiimo-dhimistan ayaa soconeyso ilaa bisha Maarso

Wixii faah-faahin ah kala xiriir: Kidzcorner.no(halkan riix)

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments