Webkan ayay U.N-ku(Qaramada midoobay) kusoo bandhigaan shaqooyinkooda ka banaan Soomaaliya.

0
154

Webka UNJOBS.ORG  waxaa uu kamid yahay goobaha ay heyáddaha qaramada midoobay kusoo bandhigaan shaqooyinka ka banaan wadamada ay ka shaqeeyaan, Soomaaliyana ay kamid tahay.

Xiligan hada la joogo waxaa webkooda lagu soo bandhigay ku dhawaad lixdan shaqo oo Soomaaliya gudaheeda ka banaan. 46 kamid ah waxey ka banaanyihiin magaalada Muqdisho.

U dir hadii aad meel ku ogtahay cid ay anfici karaan. Linkigan  riix 

 

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments