Bergen: Ogeysiis: Kasoo qeybgala mu’tamarka diiniga ah ee dhici doono 30-31-ka bishan Desember

0
138

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan soomaalida degan guud ahaan Norway, gaar ahaan Bergen iyo nawaaxigeeda inay kasoo qeybgalaan mu’tamar diini ah oo 30-ka bishan ka furmi doono magaalada Bergen.

Mu’tamarka oo soo qabanqaabiyay masaajidka Bergen, waxaana kasoo qeybgali doono culimo waaweyn oo ay kamid yihiin Sh Almis Yaxye iyo Dr Abdinur Mohamed .

Shirweynahan diiniga ah ayaa ka dhici doono iskuulka Slettebaken skole, wuxuuna dhici doonaa saacadaha 13:00 ilaa 18:00 ee maalmaha 30-ka ilaa 31-da bishan Desember ee sanadka 2017.

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments