Waxaa beri oo jimce ah magaalada Bærum ka dhici doono kulan baroor diiq loogu sameynayo dadkii ku xasuuqmay qaraxii sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku xasuuqmeen dad kor u dhaafayo 300.
Soomaalida degan Oslo, Akershus iyo gobolada ku xeeran, waxaa loogu baaqayaa inay kulankaas kasoo qeybgalaan. Muujiyaana dareenkooda.
Kulankan ayaa ka dhici doono Hoolka weyn ee Thon Hotel Oslo.
Maalinta: Jimce: 20-10-2018
Adresse: Sandviksveien 184, 1337 Sandvika
Saacada: 16:30.