Wargelin: Kasoo qeybgal aqoon isweydaarsi looga hadlayo caafimaadka dumarka, ayna marti ku tahay Drs. Adna Aden

0
253
Drs. Adna Aden

Dhamaan umada Somaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada barata caafimaadka ama ka shaqeeya goobaha caafimaadka. Waxaa la idinku casuumayaa in aad ka soo qayb gashaan aqoon is waydaarsi ku saabsan Caafimaadka dumarka.
Waxaa goobtaa cashar aqoonta caafimaadka dumarka ah ka soo jeedin doonta Dr Adna Adan Ismail.

Maalinta 23.09.2017.
Saacada: 15:00.
Goobta: Grand Hotel er et hotell på Karl Johans gate 31 Oslo.

Hadii aad is diiwaan galinayso soo dir sms: 95422206.
ama turbashaash@gmail.com.

                        Mahadsanid.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments