Ma u baahantahay caawin caafimaad: Dhakhtar soomaali ah oo ka howlgala xarunta caafimaadka ee Medical City

0
193

Dr.Mohamed Ali Ismael waxaa Dhakhtar soomaali ah oo ka howlgala xarunta caafimaadka ee Medical City oo xarun kutaal xaafada Løren ee magaalada Oslo.

Dr.Mohamed waxaa uu soomaalida ku dhaqan Oslo iyo guud ahaan Norway ogeysiinayaa inay kusoo dhawaadaan xaruntiisa, maadaama uu yahay dhakhtar afkooda soomaaliga ku caawin kara, isla markaana ka baahi-tiri kara baahiyaha caafimaad oo ay qabaan. Waxyaabaha  xarunta Medicil City iyo Dr. Mohamed ay qaban karaan waxaa kamid ah:

  • Daaweynta xanuunada guud/ Vanlige helseplager.

  • Qorida daawooyinka/ Resepter

  • Fasaxyada xanuunada/ Sykemeldinger

  • Usii gudbinta dhakhtarada heysta takhasuska gaar ah/ Henvisninger

  • Qaliinada yar-yar: Små kirurgi

  • La socodka caafimaadka guud/ Helsekontroll

  • Talaalada caafimaadka ee marka uu qofku u baxayo safarada dibada ah, sida safarka xajka IWM/Reisevaksiner

  • Talooyinka guud ee caafimaadka

Wixii faah-faahin dheeri ah kala xiriir: Dr. Mohamed iyo xarunta Medical City:

TLF:  48020745(Dr. Mohamed)

Xaruntu waxa ay ku taalaa:  Lørenfaret 3, 0580 Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments