Afar sano oo cusub iyo Erna Solberg.

0
115

Waxaa ilaa hada la tiriyay 93,3%, waxaana muuqato in reysulwasaaraha Norway ee xiligan, Erna Solberg ay ku guuleysatay doorashada baarlamaanka sanadkan.

Gudoomiyaha xisbiga Ap, Jonas Gahr Større ayaa daqiiqado kahor qirtay guul-daradu, wuxuuna hambalyo u diray Erna oo ku guuleysatay doorashadan.

Su´aasha tan xigta ayaa noqon doonto qaabka ay Erna Solberg rabto inay isugu keento xisbiyada KRF, FRP IYO Venstre.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments