Warbaahinta Sweden oo maalmahan hadalheyso fanaanka soomaaliga ah ee Ali Dhaanto

0
381

Dhowrkii isbuuc ee ugu danbeeyay waxaa warbaahinta dalka Sweden marar badan kasoo muuqday muuqaalka fanaanka soomaaliyeed ee Ali Bashiir Dhaanto oo dalkaas magangalyo ku joogo. Ali Dhaanto ayaa sanadkii 2015 magangalyo siyaasadeed ka codsaday dalka Sweden, wuxuuna kasoo hayaamay gobolka soomaalida Ethopia oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo.

Ali Dhaanto oo caan ah heesaha u qaab eg dhaantada ayaa sheegay in isagu uu ahaa qofkii ugu horeeyay ee dhaantadii baadiyaha soomaalida ku lifaaqa muusic iyo luuq casri ah, si ay u yeelato qaab heeseed, taas oo dhalinyarada xiligan nool u sahleysa barashada dhaqankooda. 

Waa kuwan qaar kamid ah warbixinada ay warbaahinta Sweden ka qortay fanaan Cali Dhaanto. 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments