R.S: Somaliske superstjernen Ali Dhaanto har modernisert folkemusikken

0
210

Radiyaha dowlada Sweden ee SverigesRadio ayaa warbixin dheer ka diyaariyay fanaanka soomaaliyeed ee Cali Dhaanto, iyaga oo sheegay in Cali Dhaanto uu casriyeeyay ciyaartii dhaqanka soomaalida baadiyaha ee Dhaantada, kuna lifaaqay Music casri ah.

Cali Dhaanto ayaa hada kunool dalka Sweden, isaga oo ku howlan barashada luuqada dalkaas sida uu sheegay S.R

Halkan ka dhageyso/akhri qoraalka S.R ee Cali Dhaanto 

[adsenseyu2]

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments