Hooyada Yacquub Hassan oo warbaahinta Norway ee waaweyn la hadashay

0
346

Waxaa sadexdii maalmood ee ugu danbeeyay magaalada Kristiansand ka socotay maxkamadeynta 16-jirkii ka danbeeyay dilka A.H.N Yacquub Abdullahi Hassan oo ahaa 15-jir soomaali ah iyo Tone ilebekk.

Warbaahinta Norway, kuwooda ugu waaweyn ayaa maalmihii ugu danbeeyay oo dhan wareysiyo la yeelanayay Said Aswad oo hooyada dhashay A.H.N Yacquub Yare. Waxeyna uga warantay dareenkeeda maalintaas la dilay Yacquub iyo wixii ka danbeeyay, iyo sida ay u aragto maxkadeynta eedeysanaha norwiijiga ah ee ka danbeeyay dilka wiilkeeda.

Waa kuwan qeybo kamid ah wareysiyada iyo warbixinada ay warbaahinta waaweyn la yeesheen Saida Aswad:

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Finn ut mer om hvordan kommentardataene dine behandles.

0 Comments
oldest
newest most voted