Wargeyska Bergens Tidende, qeybtiisa Magazinka ayaa warbixin dheer oo waxyaabo badan ka hadleyso, ka qoray Naima Ahmed Mahamud oo ah gabadhii ugu horeysay ee xijaab qabto oo bussaska gaadiidka dadweynaha ku wado magaalada Bergen(waa sida uu BT qorayé).
Kilde: Halkan ka akhri warbixinta BT ee Kaltuun Ahmed.