Sida uu qorayo tv-ga qarankan Norway ee NRK, waxaa maanta xabsiga laga sii daayay haweeneydii soomaali-norwiiji aheyd ee wax ka laheyd maamulka dugsigii laga soo qabtay gabdhaha qurbaha laga keenay. Waxaana sidaas NRK u xaqiijiyay qaar katirsan masuuliyiinta Somaliland. 

Haweeneydan ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii booliska Somaliland ay howlgal ku qaadeen goobta dugsiga ah, iyaga oo halkaas kasoo qabtay labaatameeyo gabdho ah oo qurbaha ka yimid, qaarkoodna ay heysteen dhalashada dalkan Norway.

Xigasho/kilde: NRK.NO

[adsenseyu2]

 

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments