Yusuf Garaad iyo dhaxal-sugaha boqortooyada Norway oo kulan kawada qeybgaley

0
122

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyo Qaramada Midoobey Yuusuf Garaad Cumar, ayaa bartiisa uu ku leeyahay Twitterka soo dhigey sawiro iyo qoraal muujinayo kulan uu kala qeybgaley dhaxal-sugaha boqortooyada wadankan Norway, Kronprins Haakon

Kulanka ayaa sida uu Yuusuf-Garaad kusoo qorey bartiisa Twitterka looga hadlayay, arimo la xiriira Horumarinta, waxaana lagu qabtey xarunta International Peace Institute (IPI).

Tolow, Yuusuf Garaad fariintii muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Norway iyo warqadii codsiga qaramada midoobey ee ku socotay dowlada Norway, maku soo hadalqaadey dhaxalsugaha boqortooyada Norway?.

Xigasho/kilde: Twiter-YGaraad

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments