Mahad Turbashaash: Dhalinyaradu haka digtoonaadaan khatarka lacagta kaararka Kredittkort-ka

0
170
Foto: Privat/Facebook

bank-norwegian-visa-kredittkortMa ogtahay khatarta ay leedahay kaararka lacag deynta ah ee Kredittkortka? Mise ogtahay in bankiyadu ay taargad ka dhigtaan dhalinyarada aan macluumaad fiican ka heysan khatarta ay leedahay lacagta deynta ah iyo dulsaarka la socdo ee kaararka Kredittka? 

Halkan ka daawo fariin arintaas ku saabsan oo ka hadleysa khatarta ay leedahay qaadashada deynta Kredittkortka iyo aduunsiga bankiyada ee dhalinyarada: 

Mahad Turbushaash/Facebook: (Halkan ku dhufo) 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments