Martiqaad: Kasoo qeybgal kulanka soo dhaweynta gudoomiye-ku xigeenka J.U.S

0
188

Gudoomiye ku xigeenka jaamacada Umada soomaaliyeed Prof. Aden Guuleed shabeel ayaa socdaal shaqo ku imaanayo wadankan Norway, gaar ahaan magaalada Oslo. Waxaana lagu marti qaadayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda iney kasoo qeybgalaan kulanka soo dhaweynta gudoomiye ku xigeenka J.U.S.

Goobta marti-qaadka: Ankel Hotel, Adresse: Storgata 55, 0182 Oslo

Maalinta: Maalinta sabtida ah ee soo socoto, taariikha: 10.12.2016

Waqtiga: 17:30 til 20:00 

 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments