Home Nyheter/Warcusub Wiil soomaali ah oo Reysulwasaare Erna Solberg kala qeybgaley kulan dood wadaag...
Subscribe
0 Comments
oldest

Dhalinyarada Panelka dooda fadhiyey ee sida tooska ah dooda ugala qeybqaadanayey Erna Solberg, ayaa waxaa kamid ahaa Maxamed Camaleeti oo ah wiil dhalinyaro soomaali ah oo kulanka ku matalayey ururka Norsk folkehjelp og solidaritetsungdom, qeybtiisa magaalada Fredrikstad. Sidoo kale gabar soomaali ah oo lagu magacaabo Haboon Beegsi oo ka socotey ururka Rødekors, ayaa kamid ahaa dhalinyarada kulankaas dooda ah lagu casuumey.