Dacwad ka dhan ah hooyo soomaali ah oo haysata dhalashada wadanka Sweden ayaa ka bilaabatay magaalada Nykøping ee wadanka Sweden. Hooyadan ayaa lagu haystaa inay gacan ka gaysatay kamid noqoshada wiil ay dhashay uu uga mid noqday ururka Al shabaab ee ka dagaalamo Soomaaliya.
Haweenaydan oo 30 sano jir ah ayaa la sheegay inay wax ka abaabushay safarka uu wiilkeeda oo 15 sano jir ah uu uga baxay Sweden, kuna aaday Soomaaliya si uu uga mid noqdo dagaalyahanada ururkaas xagjirka ah.
Booliska magaalada Nykøping, gaar haan waaxda danbiyada caruurta ayaa sheegtay inay xiriir la sameeyeen wiilkan isaga uu ku sugan Soomaaliya, balse waxay ka gaabsadeen inay sheegaan in wiilkan uu Sweden kusoo noqday iyo inkale.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.