Foto:Gisle Oddstad

Afarta xisbi ee midigta siyaasada dalkan Norway ayaa ugu danbeyn ku heshiiyay xukuumad wadaag ah oo sameystaan, kadib isbuucyo badan oo ay u fadhiyeen wadahadal. Erna ayaa noqon doonto reysulwasaarihii ugu horeeyay taariikhda ee hogaamiya xukuumad ka kooban afarta xisbi ee lagu tiriyo dhanka midigta.

Krf ayaa ah xisbiga cusub ee ku biiri doono xukuumada Erna Solberg, oo horey ugu koobneed xisbiyada Venstre, Frp iyo Høyre. Afartan xisbi ayaa soo bandhigay qorshe siyaasadeed ay ku shaqeyn doonto xukuumadooda cusub.

Xigasho/kilde: VG.NO

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of