Illustrasjonsfoto: Glennstangeland/Wikimedia Commons.

Maxkamada Oslo ayaa mar kale go´aamisay in mudada xabsiga loo dheereeyo haweenay soomaali ah oo ku eedeysan fal argagaxisnimo, kahor inta aan bisha Janaury la hor keenin maxkamada.

Haweenaydan oo ah hooyo dhashay shan caruur ah ayaa isku dar hada xabsiga kujirto hal sano, iyada oo wali aan la horkeenin maxkamada. Xeer ilaalinta hey´adda nabadsugida ee PST-da ayaa maanta mar kale dalbaday in haweeneydan lagu sii hayo xabsiga, maxkamada Oslo ayaa codsigooda u meelmarisay.

Nin ay haweeneydan wada socdeen oo soomaalio ah ayaa bishii April ee sanadkan ayay maxkamad kutaal London ku xukuntay 8 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu helay fal argagisnimo ah.

Xigasho/kilde: Aftenposten.no

 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of