Coffee casri ah oo soomaali ay leedahay oo laga furay magaalada Oslo.

0
136

Magaalada Oslo, gaar ahaan xaafada Grønland oo ay soomaalidu ku badantahay, waxaa isbuucan albaabada loo furay coffee casri ah oo ay fureen ganacsato soomaali ah. Maqaaxidan cusub oo loogu magacdaray Maandeeq Coffe-club ayaa kutaal goobtii ay horey ugu taali jirtay maqaaxidii hore ee Soomaaliweyn. Ama adresskan: Motzfeldts gate 18, 0187 Oslo.

Coffeegan cusub ee Maandeeq ayaa ah goob ku haboon nasiga, sheeko wadaaga, kala warqaadashada ama inaad kula balanta asxaabtaada oo aad rabtid inaad waqti isku heshaan.

Sidoo kale waxay maqaaxidu leedahay qeyb balaaran oo laga daawado ciyaaraha heer walba iyo horyaal walba.

25%: Tilbud ku socdo Taksiilayaasha:

Maamulayaasha coffeegan cusub ee Maandeeq ayaa ogeysiinaya dhamaan tagaasileyda ku dhaqan Oslo inay siinayaan tilbud dhan ilaa 25%.

Wixii faah-faahin ah ee intaas dheer kala xiriir telefonkan:40674229

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments