Sida ay soo tabisay wakaalada wararka Norway ee NTB, waxaa bishii ugu horeysay ee sanadkan dowlada Norway ay dalkeeda ka tarxiishay dad gaaraya 429 qof, kuwaas oo todobo kamid ah ay kasoo jeedaan Soomaaliya.

Dadkan ayaa isugu jiray kuwa toos loogu celiyay wadamadii ay kasoo jeedeen iyo kuwa loo celiyay wadamo kale oo Yurub ah, kuwaas oo faro ku lahaayeen ama magangalyo horey u weydiisteen.

/kilde: Nettavisen.no

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of