Digniin: Virus faro kulul ku hayo Facebooga. Ka digtoonow!

0
148

Saacadihii ugu danbeeyay waxaa barta Facebooga si aad uga faafayay qoraalo Xambaarsan Virus, kaas oo adiga oo aan ogeyn warqado u dirayo asxaabtaada Facebooga.

Viruskan ayaa fariin/melding/massege u dirayo qofka, waxaana ku lifaaqan linki uu rabo inaad gasho(click dhahdo). Hadii aad furto linkigaas waxey kooxahan burcada ah qabsan karaan computerkaaga ama waxey kaa xadi karaan macluumaadka ku keydsan.

Hadii aad aragto fariin lamid ah mid kor ku sawiran, fadlan ha furin.

Xigasho/kilde: NRK

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments