torsdag, april 25, 2024

Oslo: Raga isoo weeraray waxaa kamid ahaa nin soomaali ah

Sabtidii lasoo dhaafay habeenkeedii, waxaa magaalada Oslo mindi lagu weeraray nin 40-tameeyo jir ah, kaas oo la sheegay inuu ku sugnaa gurigaas.

Booliska Oslo ayaan ilaa hada cidna usoo qaban falkaas, balse waxey sheegeen inay ku dabo-jiraan afar nin oo falkaas inay ka danbeeyeen looga shakisanyahay. Iyaga oo raaciyay inay ku gudo-jiraan helitaanka muuqaalka ay duubtay camera ku xiran aaga uu falkaas ka dhacay.

Ninka la weeraray ayaa sheegay in afarta nin ee dhaawac u geystay ay kala ahaayeen labo norwiiji ah, mid Pakistani ah iyo mid kale oo u sheegay inuu soomaali yahay.

Xigasho/kilde: MSN/NTB

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x