Wareysi 7 sano kahor, Reysulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Hassan A. Kheyre

0
178

Hassan Ali kheyre oo ah muwaadin soomaali-norwiiji ah ayaa maanta loo magacaabay reysulwasaaraha cusub ee Soomaaliya.  Hassan ayaa horey u ahaa madaxa shirkada shidaalka ee SOM-GAS, sidoo kale ahaa agaasimaha hey´ada NRC ee geeska Afrika. 

Kheyre ayaa sanadkii 1989 yimid dalkan Norway, isaga oo heysto dhalashada dalkan. Wuxuuna kamid ahaa dadkii aas-aasay ururka ardeyda soomaaliyeed ee Norway. 

Wareysigan Af-norwiijiga ah, wuxuu Hassan siiyay warbaahinta guriga boqorka sanadkii 2010, isaga oo markaas ahaa madaxa hey´ada NRC.

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments