fredag, mars 14, 2025

10.450 kr oo ganaax ah ayaad arrintan ku muteysan kartaa.

Laga bilaabo maalinta sabtida ah ee 15-ka bisha Maarso, waxaa kor loo qaadi doonaa qiimaha ganaaxa lacageed ee lagu xukumo dadka jabiya xeerarka wado-marista.

Haddii lagu qabto adiga oo isticmaalaya taleefanka gacanta inta aad wadista gaadhiga ku jirto, maanta waa inaad bixisaa 10 200 kr. Sidoo kale isla maanta sabtida ah waxaa kor loo qaadi doonaa ganaaxyada jabinta xeerarka kale ee wado-marista, gaar ahaana:

  • Isticmaalka taleefanka gacanta: 10 450 kr
  • Jebinta xeerka is-taaga waajibka ah (vikeplikt): 10 450 kr
  • Istaagis la’aanta iftiinka cas ee nalalka taraafikada: 10 450 kr
  • Jebinta calaamadaha mamnuuca ah: 8 400 kr
  • Wadista 61 km/h meel xadkeedu yahay 50 km/h: 5 800 kr

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x