lørdag, april 27, 2024

Xarunta gargaarka deg-dega (Legevakten) oo ka guuri doonto goobtii lagu yaqaanay.

Laga bilaabo berito oo arbaco ah, taariikhduna tahay 22. November, waxaa goobtii lagu yaqaanay ee storgata 40 ka guuri doono xarunta gargaarka deg-dega ah ee Oslo (Legevakten). Xarunta cusub ee legevakta-ha ayaa noqon doonto isbitaalka Aker Sykehus oo kuyaal jidka Trondheimsveien 233.

Xaruntan cusub oo dhisme ahaan iyo adeeg ahaanba ka casrisan goobtii hore, ayaa waxa uu qaban doonaa adeegyadii uu qaban goobtii hore ee gargaarka deg-dega ah, iyada oo shaqeyn doonto habeen iyo maalinba.

Xarunta cusub ayaa waxaa taga buss-aska 31, 33 ama 58. Waxaadna looga dagi karaa madaxadda buss-aska ee Aker Sykehus.

Halkan kasii akhri.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x