lørdag, mai 11, 2024

Degmadda Oslo: Talaalka xoojinta ah ee corona ayaa lagula talinayaa kooxahan.

Waxaa sii kordhaya dadka uu ku dhacayo fayraska korona fayraska. Xiligii hargabka ayaa biloowday. Labadaba korona fayraska iyo hargabka ayaa keeni kara xanuun xun.

Irbadda xoojinta ah ayaa lagula talinayaa kooxaha soo socda.

  • Dadka da’doodu tahay 65 sano ama ka weyn
  • Dadka qaba xanuunnada uur ku jirta ama ku jira koox loo aqoonsaday inay khatar ku jiraan

Talaalka ayaa kaa difaacaaya xanuun daran! Talaalka korona fayras waa lacag la’aan.

Ka wac laynka tooska ah ee korona fayras lambarka 21 80 21 82 haddii aad wax su’aalo ah ka qabto talaalka.

Sida balan loo qabsado

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x