søndag, mai 19, 2024

Daawo: Waa maxay shaqada duqa magaaladda, muxuuna qabtaa?.

So: degmo kasta oo Norway kutaal oo leh gole deegaan, waxa ay sidoo kale leedahay duq magaalo oo ah hogaamiyaha golaha deegaanka. Muuqaalkan kooban oo NorSom TV ay ku wareystay duqa degmadda Skien kommune , Hedda Foss Five , waxa uu sharaxayaa doorka, shaqada, masuuliyada iyo awooda duqa magaaladda.

Xusuuso inaad codkaada adeegsato Isniin, 11-ka Bisha September 2023, codkaada ayaa ku matala.

No: Når vi går til valg-lokalene på Mandag 11 september, skal vi velge kommune og bystyre medlemmer, som igjen skal velge sin leder, det vil si ordføreren. I denne informasjonsfilmen har vi intervjuet Hedda Foss som er ordføreren i Skien om rollen til en ordfører, hvilke oppgave og mandat ordføren har og andre viktige opplysninger om ordfører rollen. Del gjerne med andre.

Takk til ordfører Hedda Foss og Skien Kommune for bidraget til denne informasjonskampanjen om kommune og fylkestingsvalg 2023.

Husk å bruke stemmeretten, Godt valg.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x