tirsdag, desember 3, 2024

Daawo Oslo Kommune: Qaabkan fudud ayaad codkaada u dhiiban kartaa

Shaley waxaa dalkan Norway si rasmi ah uga bilowday doorashada goleyaasha deegaanka, waxaana la furay goobaha codeynta, kuwaas oo dadku ay si hordhac ah codkooda uga sii dhiiban karaan.

Mudadda u dhaxeyso 10-ka bisha August ilaa sideeda bisha September, waxaa si hordhac ah usii furnaan doono goobaha codbixinadda, iyada oo qofku uu awoodo inuu codkiisa si hordhac ah usii dhiibto.

Muuqaalkan hoose oo ay NorSom News kala shaqeysay Oslo Kommune, waxaan idinkugu soo gudbineynaa sida ugu fudud ee qofku uu codkiisa u dhiiban karo, marka uu tago goobaha codeynta.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x