fredag, april 26, 2024

Norway oo u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Wasiiradda arrimaha dibadda dalkan Norway, Anniken Huitfeldt ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud oo maalintii Axadda aheyd loo doortay inuu noqdo madaxweynaha 10.aad ee Jumhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Norway ayaa lagu sheegay in Norway tahay saaxiibka Soomaaliya ee dhanka nabadda, amniga iyo horumarka.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x