lørdag, mai 11, 2024

Dowlada 25.000 ayaa lagugu caawinayaa haddii aad gadanayso Mootada koronto ku shaqaysa

Dowlada Norway ayaa rabta in bulshada dalkan kunool ay caawiso inay noqdaan kuwo deegaanka ilaaliya. Waxayna Enova wada samayeen qorshe caawinaad ah oo 15.000 ka bilaabmaya haddii aad gadato mooto elektaroonik ah ama 25.000 haddii aad gadato mooto nooca culus ah oo elektaroonik ah. sidoo kale 3.500 haddii aad gadato nooca fudud. Caawinta ayaa ku xiran in aad mid cusub gadatay waana in la codsado.

Ujeedka ayaa ah in la yareeyo gaaska hawada ku baxaaya ee wasaqeeya cimiladda.

Xukuumadda ayaa rabta in in badan oo bulshada ka mid ahi doortaan in jidadka Norway lagu wado gaadiid elektarooni ah.

Caawimaaddan ayaa ah mid ku eg muddo gaaban.

Xigasho/kilde: Støtte på inntil 25.000 kroner til de som kjøper elmopeder og elmotorsykler.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x