søndag, mai 5, 2024

Soomaali ku nooleyd dalka Ukraine oo Germany loo soo daad-gureeyay.

Qaar ka mid ah ardaydii Soomaaliyeed ee ka qaxay dalka Ukraine kadib duulaankii Ruushka uu dalkaasi ku qaaday ayaa xilli dambe oo xalay ah gaaray magaalada Berlin ee dalka Jarmalka iyaga oo ka tagay dalka Poland, waxaana ay kamid yihiin Soomaali badan oo Jarmalka maalmihii lasoo dhaafay gaaray.

Maxamed Cabdi Guutaale oo kamid ahaa Soomaalidii ugu horeysay ee ka qaxay magaalada caasimadda ee Kiev iyo 6 qof oo kale oo la socday ayaa VOA uga waramay sida ay kusoo gaareen magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x