onsdag, mai 1, 2024

Dadka u dhashay Ukraine oo bilaash ku raacayo gaadiidka dadweynaha Oslo iyo Viken.

War maanta kasoo baxay shirkadaha gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya Oslo iyo Viken, ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka u dhashay dalka Ukraine ee qoxootinimadda dhawaan kusoo galay Norway ay bilaash ku raacayaan gaadiidka dadweynaha Oslo.

Baasaboorka Ukraine iyo kaar aqoonsi oo Ukraine ah ayaa kuu noqon karo tigid aad ku raacdo gaadiidka dadweynaha Oslo, sida bussaska, Tiriiga, tareenka iwm.

Shirkaddaha gaadiidka dadweynaha ee Ruter, Brakar iyo Østfold kollektivtrafikk ayaa sheegay inay dhankooda ka qeybqaadanayaan taburucaada loo fidiniyo dadka guryahooda kasoo barakacay ee u dhashay dalka Ukraine.

Talaabooyin noocan oo kale ah ayaa waxaa horey looga sameeya magaalooyin kale oo Norway kuyaal.

Xigasho/kilde: Ukrainere får reise gratis kollektivt i Oslo og Viken.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x