søndag, mai 19, 2024

Ardey soomaali ah oo ku sugan Ukraine oo wareysi bixiyay xili ay qaxayaan.

Dadka ku nool magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa billaabay qaarkood in ay ka baxaan magaaladaasi kadib weerarkii Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo billowday saaka.

Qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ayaa kamid ah dadka isaga baxaya magaalada caasimadda ah ee Kyiv, oo ka mid ah magaalooyinka uu beegsanayo Ruushka. Qaar kamid ah ardeydaas ayaa wareysi siiyay idaacadda Voa.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x