Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway ayaa dhaqaale uruurin u sameyneyso abaaraha Soomaaliya, waxaana xiligan socdo abaabul iyo kulamo ay bulshada soomaaliyeed ee Norway uga tashaneyso qaabkii ay gurmad wadajir ah ugu sameyn lahaayeen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kunool Soomaaliya.