Sida lagu ogaaday cilmibaarisyo tiro badan, waxaa jiro isbadal dhanka fikirka ah oo ku yimid aragtida ay dadku ka qabaan gudniinka, balse waxa uusan isbadalkaas wali gaarin xafiisyada hey´addaha caafimaadka ama hey´addaha kale ee dowlada, sida uu qabo Tom Syring oo katirsan xarunta HRR Leage.
Hoos ka daawo muuqaalka