fredag, april 26, 2024

Daawo: Baro taariikhda, siyaasadda iyo balanqaadyada doorashada ee xisbiga Venstre.

13-ka bisha September ee soo socoto, waxaa dalkan Norway ka dhici doonto doorashadii baarlamaanka oo afartii sanaba mar la qabto. Waxaana doorashada ku tartami doono xisbiyo kala duwaan oo ilaa sagaal gaarayo, kuwaas oo ku tartami doono codadka shacabka, si fulin iyo awood ugu yeeshaan siyaasadda dalka, iyaga oo ka duulayo aragtidooda siyaasadeed ee xisbiga.

Warbaahinta NorSom News waxay bilaabeysaa barnaamij taxane ah, kaas oo aan ku wareysan doono xisbiyada kala duwan ee siyaasada Norway, kahor inta aan la gaarin maalinta doorashada.Xisbiga ugu horeeyo ee barnaamijkan noogu martida ah waa xisbifa Venstre oo ah xisbigii ugu horeeyay ee laga sameeyay Norway. Waxaana marti noogu ah Grunde Almeland oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Norway.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x