lørdag, april 27, 2024

Dood muhiim ah: Fursaddaha iyo Caqabaddaha Shidaal-qodista Soomaaliya iyo doorka Norway

Somali: Ururka Somali Norwegian Strategic Partners (SNSP) wuxuu dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Norway, gaar ahaan Oslo iyo nawaaxigeeda ku casuumayaa Kulan dood cilmiyeed muhiim ah oo ku saabsan Fursaddaha iyo cCaqabaddaha arrimaha Shidaal baarista iyo Shidaal qodista dalka Soomaaliya, iyo doorka Norway.  

Doodda oo noqon doonto mid u furan dadweynaha xiiseynaya inay ka Somali Petroleum Authority ( SPA).  qeybqaataan, ayaa waxaa marti noogu ah:

Eng. Abdulkadir Mohamed Said “Gentelman”, Wasiirka Shidaalka iyo Macdanta Galmudug, ahna xubin ka tirsan Gudigga maamulka sarre ee hey´adda

Eng. Karar Shukri Dhoomey,  Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya, ahna Ingineer u shaqeeya shirkadaha shidaalka ugu waaweyn Norway.

Dr. Mohamed Husein Gaas oo ah Professor wax ka dhiga Jaamacadaha waaweyn ee dalalka Yurub, ahna Khabiir arrimaha Amniga, Istiraatiijiyada iyo Siyaasadda.

Doodan ayaa dhici doonto maalinta Axadda ah ee bishan Luulyo(July) ay tahay 11, saacadda 17:30 ilaa 19:00. Wuxuuna kulanku ka dhici doonaa hoolka shirarka caanka ah ee maqaaxida Shalimar, xaafada Rosenhoff/ Carl Berners. Waxaa toos u tago busska 31-da, iyo Trikk 17.

Taariikhda kulanka: Maalinta Axadda ah, 11-07-2021

Saacadda kulanka: 17:30-19:00.

Goobta/Cinwaanka: Konghellegata 5, 0569 Oslo

Norsk: Vi har gleden av å invitere til en viktig debatt om hvordan oljeresursene i Somalia kan forvaltes på en måte som gir fordeler for landet og befolkningen som bor der. Vi spør også hva slags rolle Norge har hatt fordi de har støttet Somalia gjennom «olje for utvikling» programmet der de bistår andre land gjennom kompetanse og kapasitetsbygging.

Debatten er åpen for de som ønsker å komme, og med oss i panelet sitter

Eng. Abdulkadir Mohamed Said “Gentelman” som er olje og mineralminister i delstaten Galmudug og medlem av regjeringsoppnevnte Somali Petroleum Authority ( SPA).

Eng. Karar Shukri Dhoomey, tidligere direktør for Somalias oljedirektorat. Karar har også jobbet innenfor oljebransjen i Norge hos erfarne selskaper.

Dr. Mohamed Husein Gaas, som er professor og forsker innenfor sikkerhetspolitikk og strategi.

Datoen for denne samtalen er satt søndag den 11.  juli

Vi avholder den i Konghellegata 5, 0569 Oslo.

Tidspunkt for møtet er 17:30-1900

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x