lørdag, april 27, 2024

Daawo: Muwaadinimada dhabta ah ma ahan baasaboorka, ee waa ka qeybqaadashada doorashada iyo wax la-qeybsiga bulshada.

Dalkan Norway waxaa 13-ka bisha September ka dhici doonto doorashada baarlamaanka Norway oo afartii sanaba halmar la qabto. Doorashada baarlamaanka ayaa ah mid lagu soo doorayo 169 mudane oo katirsan baarlamaanka Norway, kuwaas oo laga soo dooran doono 19 goob-doorasho oo Norway ah.

Bernt Aardal waa khabiir doorasho oo dalkan Norway caan ka ah. Wuxuu warbaahinta NorSom News uga waramayaa muhiimada ay qofka iyo bulshada u leedahay ka qeybgalka doorashada, gaar ahaan marka ay bulshadu tahay bulsho laga tirobadanyahay oo codkooda uu xoog lahaan karo.

Khabiirka ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee heysta fursada ka qeybgalka doorashada, buuxiyeyna shuruudihii looga baahnaa ku dhiirigalaninaya inay doorashada ka qeybqaataan:

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x