fredag, april 26, 2024

Daawo: Dowlada oo war cusub kasoo saartay xaalada Corona-ha.

Wasiirka caafimaadka dalkan Norway oo shaley shir jaraa´id qabtay, ayaa ka warbixiyay xaalada cusub ee Corona-ha iyo qorshaha cusub ee dowlada ee qeybinta talaalka feyruska Corona. Hoos ka daawo shirka wasiirka oo Af-Soomaali ku turjuman.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x