fredag, april 26, 2024

Video: Talaalka Corona, ma waxaa lagu daray waxyaabo laga sameeyay Doofaar?

Tan iyo marki la bilaabay qeybinta talaalka Corona, waxaa jiray shaki ay muslimiinta qaarkood ka qabeen talaalka Corona oo ay sheegeen inuu kujiro maado ama wax laga sameeyay dheecaanka doofaarka. Waxaan su´aashaas weydiinay dhakhtarka degmada Bydel Gamle Oslo, waxaana ka diyaarinay warbixintan hoos(Daawo).

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x