Tan iyo marki la bilaabay qeybinta talaalka Corona, waxaa jiray shaki ay muslimiinta qaarkood ka qabeen talaalka Corona oo ay sheegeen inuu kujiro maado ama wax laga sameeyay dheecaanka doofaarka. Waxaan su´aashaas weydiinay dhakhtarka degmada Bydel Gamle Oslo, waxaana ka diyaarinay warbixintan hoos(Daawo).