Dalkan Norway waxaa dhawaan ka bilowday talaalka Feyruska Corona, waxaana la bilaabay in talaalka la siiyo qeybo kamid ah bulshada oo lasoo hormariyay: Muuqaalkan kooban, waxaad ka heli kartaa jawaabaha su´aalaha muhiimka ee ku saabsan talaalka feyruska Corona, waxaana su´aalaha ka jawaabayo Dr Ahmed Mohamed oo ah dhakhtar soomaali ah oo Oslo ka howlgala.