lørdag, mai 4, 2024

Akhri sharciyadii iyo talooyinkii ugu danbeeyay dowlada ee la xiriira covid-19

Reysulwasaaraha dalkan Norway iyo xubno kamid ah golaheeda wasiiradda ayaa shaley qabtay shir jaraaíd oo ay uga hadleen xeerarka cusub ee xanuunka Corona, iyo talooyinka dowlada ee la xiriira xiliga fasaxa dhamaadka sanadka(Juleferien), kaas oo dad badan ay su´aalo ka qabeen.

Waxaad sawirada hoose ka daalacan kartaa amarada dowlada oo af soomaali ku turjuman, waxaana ka wada shaqeeyay xafiiska reysulwasaaraha Norway iyo warbaahinta NorSom News.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x