mandag, april 29, 2024

Daawo: Waxaan qeyb ka ahay badbaadada iyo kahortaga.

Xiligan waxaa mar kale si aad ah kor ugu kaceyso tirada dadka feyruuska Corona laga helay, sidoo kalena tirada dadka ajaaniibta ah ee xanuunka qaaday ayaa kor u kacday. Muuqaalkan kooban waxaa horey u daawaday kumanaan qof, balse hada ayay daawashadiisu ka mudantahay xiligii la sameeyay. Madaxa Folkehelseinstituttet ayaa sharaxaad ka bixinaya feyruska Corona. Madwuuca muuqaalka: Waxaan qeyb ka ahay bad-baadada iyo kahortaga, dhiirigalin ka qaado, aana si wadajir ah uga shaqeyno joojinta faafintaan xanuunka. F.G: Hadii aad dareemeyso xanuun ama tahay aad su´aalo kale ka qabto Corona, fadlan la xiriir telefoonka: 815-55-015. Wax walbe wey hagaagi doonaan.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x