tirsdag, mars 19, 2024

Daawo Hordhaca Q.2aad ee wareysiyada khilaafka Tawfiiq

Warbaahinta NorSom News waxaa u suurtogashay inay wareysi la yeelato gudoomiyaha gudiga maamulka masaajidka maamulkiisa uu khilaafka ka taaganyahay ee Tawfiiq, waxaana halkan kusoo gudbin doonaa hordhaca wareysigan oo aad xasaasi iyo muhiim u ah.

Wareysiga oo dhameystiran waxaad si toos ah uga daawan kartaa warbaahinta NorSom News(Facebook, Nettavisen & Youtube) maalinta sabtida ah, saacada 19.00 fiidnimo.

Sidoo kale Halkan ka daawo wareysigii aan horey ula yeelanay Maxamuud Cabdi Jaamac oo ah afhayeenka gudiga kale ee khilaafku uu kala dhaxeeyo gudiga maamulka.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x