Warbaahinta NorSom News waxaa u suurtogashay inay wareysi la yeelato gudoomiyaha gudiga maamulka masaajidka maamulkiisa uu khilaafka ka taaganyahay ee Tawfiiq, waxaana halkan kusoo gudbin doonaa hordhaca wareysigan oo aad xasaasi iyo muhiim u ah.
Wareysiga oo dhameystiran waxaad si toos ah uga daawan kartaa warbaahinta NorSom News(Facebook, Nettavisen & Youtube) maalinta sabtida ah, saacada 19.00 fiidnimo.